Jaceyl Nukamiyo
Axdi dhidibkii
tii adkaysaay
Oogta sagalkiyo
Dayax u egee
Amaanada ruux, ku ad adagiyo
Sharaf ehelkeed, Ogow inaa tahay
Sida eyro dhaban, Wayday ilmahii
Xiiso olalee, Aroos wacaniyo
Qoys Islaam baa Aqalkoodiye, ay nu taagnee
MUdug iyo ayl Oogada taleex
Ilaa madanoo iyo afdheer
Alalaaskuna ha isgaaroo
Amni badantii Garoowe ahayd
kU ekaanee samiiraay ogolow